Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

cunto Raqiis ah, Dooqa Macaamiilsha

La daabacay tisdag 17 april 2012 kl 09.02
Foto:Malin Olofsson/Sveriges radio

Macaamiilsha adeegooda waxaa haga qaymaha cuntada. Maantay markay macaamiilsha cunto iibsanayaan waxay fiiriyaan qaymaha ay joogto taas ka gadisan sida ay u adeegan jireen lix sanno ka hor. Sidaas waxaa muujinaya baaritaan ay soo bandhigeen shirkadaha ku howlan cunto beecista. Sadex meelood dodyowga la su'aalay waxa door bidayaan cunto raqiis ah.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".