Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Tababare boolis oo cunsurinimo loo haysto

La daabacay tisdag 17 april 2012 kl 10.20
Boolis ka qalin jibineysa kuliyada booliska. Sawirle: Pontus Lundahl/Scanpix

Macallin ka mid ah macallimiinta kuliyadda sare ee booliska ayaa qatar ugo jira in lagu rogo cinqaab anshax ka midib markii uu kula hadlay hadalo ay cunsirinimo ku dheehan tahay ardey ka soo jeeda koonfur Amerika, sidaas waxaa qortay jariirada Metro.

Ardeygaan ayaa markuu ka soo hooyey natiijo wanaagsan tartan ciyaareedka biro laga boodayey ayuu macallimku ku yeri ardeydii kale:

" wax lala yaabo mahan waayo wax kale oo aan ahayn in ay dhirta ka boodan ma'ahane wax kale ma sameeyaan hoodka.

Gudiaga sare ee booliiska yaa hada doonaya in waxda qaabilsan shaqaalaha ay ninkaan siiso digniin.

Macallinka ayaa in uu sidaas u hadlay inkiray.

xogta: TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".