Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Wasiirad loogu baaqay in ay xilka ka degto

La daabacay tisdag 17 april 2012 kl 14.29
Foto: Åsa Andersson

Ururka Afrosvenskarna ayaa ka dalbaday wasiirka dhaqanka in ay is caashiso ayagoo taa sabab uga dhigay in wasiirado ka qayb gashay waxay ugo waceen kulan cunsurinimo ah.

Ururka ayaa ka wada markii ay Adelsohn Liljeroth ka qayb gashay dabaaldega World Art Day oo lagu qabtay madxafka Moderna Museet halkaas oo la keenay keeg u samaysan sida haweenayd modow ah oo qaawan. Moderna Museet ayaa ku micneeyey in u jeedku ahaa sidii loo muujin lahaa dhibka uu leeyahay gudniinka haweenka.

Lena Adelsohn Liljerot waxay tiri waan fahmayaa ka gilgilashada ficilkaan ayna ahayd xaalad la yaab leh lakiin farshaxanku waa in uu ahaadaa mid xasaasiyed abuuri kara.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".