Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Sweden oo aan meelmarin sharucda EU ka timid

La daabacay tisdag 17 april 2012 kl 16.36
Foto Ingvar Karmhed/Scanpix

Sharuuc cusob oo ay EU uga gol lahayd ka hortagida dadyowga waraaqo la'aantaa in shaqo bixiyaashu ka faa'ideystaan ayaa jira lakiin sharuucdaan weli Sweden ma hirgelin.

Ugu danbeyn Juli sannadkii hore ayey ahayd in Sweden hirgeliso sharuucdaan EU oo ah in la cinqaabo shaqo bixihii ka faa'ideysta qofkaan haysan sharci uu ku shaqaysan karo. Sharuucdaan ayaa looga goleeyahay shaqo bixiyaha ka faa'ideysta qofkaa warqad la'aanta in la ganaaxo sidoo kalana lagu qasbo in uu siiyo mushaar qofkaas.

Lakiin saas oo ay tahay Sweden weli ma meelmarin sharcigaas. Dowladda ayaa ku dooday in dhabo tuskaas ka yimid EU yahay mid adag oo aan la fahmi karin.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".