Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

caruur badan oo ku qasban in ay sugaan ookiyaale

La daabacay onsdag 18 april 2012 kl 10.06

Caruur badan oo aan si fiican wax ugu jeedin ma helaan ookiyaalaha ay u baahan yahiin, wariidkooda oo aan awoodin in ay u gadaan darteed.

Baritaan ay samaysay Sifo ayaa lagu sheegay in boqolkii 17 caruurta u baahan ookiyaale ay ku qasbanaadaan in ay sugaan inta waridkood ay u helayaan dhaqaale ay ugu iibiyaan ookiyaale.

Waxa uuna baritaankaan sidoo kale muujyey in boqolkii lix ayba iska daayaan in ay soo gataan ookiyaale ugo yaraan hal sanno.

Landstinyada badankood waxay siiyaan kaalmo waaridka aan awoodin in ay u gadaan okiyaale ilmahooda, lakiin Stockholm ayaa ah landstinga keliya ee aan sibixinin hal karon oo kaalmo ah. Sidaas waxa jariirada SVD u sheegay ururka Majblomman oo ah urur kaalmo siiya una halgama reeraha fuqurada ah dalkaan Sweden.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".