Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Ardeyda afraadka dhigta shahado ha la siiyo

La daabacay onsdag 18 april 2012 kl 12.25
Foto: Janerik Henriksson/Scanpix.

Wasiirka waxbarashada Jan Björklund (fp) ayaa rajeenaya in shahaado laga hirgeliyo kalaaska afraad tobanka sanno ee soo socda.

Waraysi uu siiyey jariirada DN ayuu sidoo kale ku sheegay in ay la tahay in la dhimo waqtiga ay qaadato waxbarasha xirfadeed lagana dhigo 1 sanno ilaa 2,5.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".