Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Xilli shaqo dheerad badan ayeynu shaqaynay sannadkii hore

La daabacay torsdag 19 april 2012 kl 10.00
Snickaren Magnus Jonsson. Foto: Fredrik Sperling/Sveriges Radio.

Sannadkii hore Sweden waxaan shaqaynay xilli shaqo dheerad ah oo u dhigma 115 000 oo shaqooyin buuxa ah.

Lakin tiradaan ayaa ah keliya xilli shaqo dheerad mushaar lagu baxshay.

Waxaa sii raaca xilli shaqo dheeraadka oo aan wax mushaar ah lagu bixin kaas oo u dhigma 25 000 oo shaqooyin xilli buuxa ah. Sidaas waxaa warbixin ku sheegay TCO oo ah uruur ay leeyahiin xogsatado.

Sannadku markuu ahaa 2009 iyo 2011 waxay shaqooyinka xilli dheeradka ah kordheen boqolkii 10 sida ay qortay jariirada Dn.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".