Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Xiisaha qaliinka quruxda oo kordhay

La daabacay torsdag 19 april 2012 kl 14.37
Allt fler väljer att plastikoperera sig. Foto: Mats Andersson/Scanpix.

Shantii haween ah dalkaan Sweden mid ka mid ah ayaa waxba ka qabin in in ay isku samayso qaliinka laysku qurxiyo, taas oo ah tiro kor u kacday bogolkii 40 labadii sannadood ee ugu danbeeyey.

Haweenka ay da'doodo u dhaxayso 15-20 ayey ku badantahay xiisaha ah in ay isku sameeyan qaliin quruxeed, sida lagu sheegay war ka baxay telefishinka SVT-qaytiisa warka ee Rapport.

Rapport ayaa tiradaan ka soo xigtay wareysiyo ay ka qaaday shirkada afkaarta bardha ee Sifo 1000 haween ah.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".