Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Moderadka oo kaalmada xisbiyada aragti cusob ka keenay

La daabacay torsdag 19 april 2012 kl 13.41
Moderaternas partisekreterare Sofia Arkelsten. Foto: Bertil Ericson/Scanpix.

Xisbiga Moderatka oo horay loogu eedeyn jiray in uu bareega u qabto sharciyada wax looga badalayo kaaalma la siiyo xisbiyada dalkan ayaa hada soobandhigay aragti cusob.

Xisbiga ayaa doonaya in dowladda sida ugu dhaqsiyaha badan biloowdo talaabooyin wax looga bedalayo sida xisbiyada loo maalgeliyo.

Sofia Arkelsten oo ah xog hayaha xisbigaas ayaa shaki ka muujisay sidey u haboontahay in xisbiyado qaar howlahooda ku maalgeliyaan qamaar aan wax canshuur ah laga qaadin.

Xogta: TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".