Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Nidaamka Taageerada Dhallinyarada Shaqo Doonka ah ma guulaysan

La daabacay fredag 20 april 2012 kl 09.43
Elever på Arabyskolan i Växjö. Foto: Ines Micanovic/ Sveriges Radio

Tageerada qaaska ah ee ay dowladda dalkaan hirgelisay si loogu saacido in dhalliyarada shaqo doon ah ay helaan shaqo ayaa noqotay mid guul daraysatay.

Waxaa tageeradaan qaska ah shaqo ku helay keliya 500 oo dhalinyaro ah, waxaase tageeradaan oo kale u baahnaan lahaa in ka badan 12 500 oo dhallinyaro ah oo maantay shaqo la'aan .

Lakiin saas oo ay tahay wasiirka amuuraha shaqada Hellevi Engström waxay qabtaa in uu nidaamkan yahay mid shaqeeynaya. waxayna sheegtay meesha dhibku ka jiro in uu yahay shaqo bixiyeyaasha oo aan garanaynin qaabka uu nidaamkan tageerada qaaska ah u shaqeeyo.

Dowladda waddankan markay hirgelisay nidaamkan ayey ugu tala-galshay in shaqobixiyeyaashu bixiyaan 3  000 oo koron, dowladduna inta kale, markay shaqobixiyeyaashu shaqaaleeyaan dhallinyaro waqti dheer shaqo la'aan ahaa.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".