Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Ururka Kommunal oo maya yeri heshiis loo soo bandhigay

La daabacay fredag 20 april 2012 kl 10.24
Malin Särmark, Per-Anders Sjögren, Pia Persson, Malin Ragnegård, Jesper Gullstrand, Per Häll, Rose-Marie Engström Karlsson och Joakim Nissinen halgan kooda halkii ka siiwadaya. Foto: Johannes Rosendahl/SR.

Ururka shaqaalaha Kommunal ayaa ka biyodiidey heshiis loo soo bandhigay si loo xaliyo qilaafka u dhaxeeya dadyowga u shaqayeeya sadex shirkadood oo ka howl gala dhanka caafimaadka.

Shirkadahaan ayaa waxaa u shaqeeya 15 300 oo qof oo gacanyareyaal ama Personliga assistenter ah.

Diidmada Kommunal waxay ka micno tahay in ay hirgelayso cunoqabatayn ah in aan la shaqaalaysiin karin dadyow cusob taas oo ay horay Kommunal ugu goodisay.

Kommunal ayaa sheegtay in heshiiska loo soo bandhigay aysan wax nacfiya u lahayn dadyowga ay metasho, sidoo kalana ay ka maqan tahay heshiiska loo soo bandhigay waxyaabihii ay dalbanayeen oo ay ka mid ahayd wax kabadelida mushaark saacada ku dhisan iyo weliba qaabka dadyowga loo rugseeyo.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".