Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Xisbiga M oo Doortay Xoghayn Cusub

La daabacay fredag 20 april 2012 kl 10.46

Sofia Arkelsten oo ahayd xoghaya xisbiga Moderatka ayaa katagtay xilkii ay ka haysay xisbigaas, sidaas waxa maantay shir saxaafadeed ku sheegay ra'iiswasaaraha Sweden Fredrik Reinfeldt oo sidoo kalena ah hogaamiyaha xisbiga Moderatka.

Fredrik Reinfeldt ayaa shir saxaafadeedka ku soo bandhigay xoghaye cusob uu yeelanayo xisbigaas.

Waxaana xilkaas loo magacaabay Kent Persson oo ka tirsanaa golaha deegaanka ee degmada Örebro.

Sababta kaliftay in Arkelsten Xilkaas ka degto ee laa iyo hada macada.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".