Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Goobaha Daryeelka Waayeelka oo Khamriga loo Ogolaaday

La daabacay fredag 20 april 2012 kl 11.29

Waxaa la go’aamiyey in la sahlo sidii waayeelka ku dhaqan goobaha lagu daryeelo loogu suurtagelin lahaa iney cunnada ku cuni karaan koob khamri ah.
Fikirkii dawladda ayey aqlabiyad ugu codeeyeen xubnaha baarlamanku. Iyadoona laga bilaabo 1-da bisha juun ee sannadkan loo ogolaaday in goobaha lagu xannaaneeyo waayeelka lagu siin karo xilliga cunnada khamriga noocyadiisa kala duwan, sida uu qoray war-geeyska gobolka ee Östersund.
Go’aanka ayaa saameeya goobaha gaarka ah, eyna ka mid yihiin goobaha dar-yeelka dadyowga iimaha leh.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".