Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Shilalka Dhallinyarada Shaqeeysa oo sii Kordhaya

La daabacay fredag 20 april 2012 kl 12.05
Klicka för grafik: Fallolyckor

Waxaa kor u kacay shilalka dhallin-yarada kala soo gudboonaada goobaha shaqo sida ay sheegtay hayadda bayadda cimilada ee goobaha shaqo.
Dhibaatooyin kaga yimaada culeeyska iyo turaanturada ayaa ugu wacnaa dhanka hablaha, halka wiilashana ey shilalka ugu badani kala soo gudboonaadeen qalabka ey shaqada u isticmaalaan oo dhaca ama mashiinnada ey isticmaalaan.

Sannadkii tagay ayaa noqday sannaday sannadkii saddexaad oo ey kor u kacaan shilalka kala soo gudboonaada goobaha shaqada dhallin-yarada da’doodu u dhaxeeyso 16 – 24.

                                                        kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".