Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Maanaboolka Dawladdu ku Hayso Khamaarka

La daabacay tisdag 24 april 2012 kl 08.52
Khamaarka internetka. Sawirle: Erlend Aas/ Scanpix

Maanaboolkii dawladda ee khamaarka ayaa halkiisii ka sii socon doona, kadib afarta xisbi ee ku bahoobay hoggaanka dalka oo go'aan si wada-jir ah uga gaaray siyaasadda khamaarka ee ey damacsan yihiin inay hir-geliyaan.

Maanaboolka mashiinka Veegas iyo xarumaha caweeyska ee khamaarka, cashuuraha, dejinta xeerarka iyo sidoo kale khamaarka aaladda internetka oo ey mulkilada u leeyihiin shirkadaha dalka dibadda ka ah. Muhiimadda ka dambeeysa ayaa ah sidii shati loogu abuuri lahaa, sida nidaamku iminkaba yahay dalka Danmark. Halkaasi oo 38 shirkadood ey shatiga ka dalbadeen lagana qaado cashuur gaarsiisan 20% ee faa'iidada shirkadda ka soo gasha hawlaheeda.

                                                         kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".