Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Cashuurta Dahsoon Dhimisteedii oo Saameeyn Yeelatay

La daabacay tisdag 24 april 2012 kl 09.30
Eva Östling Ollén Agaasima Guud ee Visita. Sawirle: Marcus Erixson/Scanpix.

Nidaamkii dawladdu ku dhintay qidmadda dahsoon maqaayadaha iyo goobaha cunnada laga cuno ee hore loogu dhaleeceeyey inaanu ahayn nidaam wax ka taraya xaaladda shaqa-la'aanta ayuu ururka maqaayadleyda iyo huteelladu sheegay in saddex bilood dabadeed sababay in qiimihii raashinkuna hoos u dhaco islamarkaana ey kor u kaceen shaqaalihii goobahaa ka howl-galayey.

- Waxaan si farxad leh ula yaabay in nidaamka lagu dhimay qidmadda dahsoon ee maqaayadleyda uu sida dhakhsiyaha u leh u cadeeyay baahida loo qabo shaqaale hor leh ee goobahaa ka howl-gala sida ay sheegtay Eva Östling Ollén, ahna agaasimaha ururka makhaayadleyda iyo huteelada ee iminka loogu magac-daro Visitas.
Saddexdii bilood ee sannadka ugu horeeyey ahaana bilihii ugu horeeyey ee xeerkan qidmadda dahsoon lagu dhmay hir-galay ayey maqaayadleydu xafiiska shaqada ku war-geliyeen iney u baahi u qabaan shaqaale gaarsiisan 14 500 ruux.

                                                                  kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".