Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Maamullada Degmooyinka Qaarkood oo Sigaarka Mamnuucay

La daabacay tisdag 24 april 2012 kl 10.15
Sawirle: Fredrik Varfjell/Scanpix.

Ururka degmooyinka iyo gobollada ee dalkan Iswiidhen marka magaciisa la soo gaabiyana loo yaqaanno SKL ayaa soo bandhigay baaritaan la xiriira in ku dhowaad bar ey maamullada degmooyinka ee dalkan Iswiidhen shaqaalaha ka howl-galaa ka mamnuuceen iney sigaarka cabaan inta lagu jiro saacadaha howsha.

139 ka mid ah 290-ka degmo ee dalku ka kooban yahay ayaa go'aankaa ku tallaabsadey, halka tiradaasina ka badan tahay marka loo eego maamullada gobollada oo 15 ka mid ah 21-ka gobol ey middaa garwaaqsadeen.
Ka mamnuucidda sigaarka shqaalaha ayaa loola jeedaa in shaqaaluhu sigaareeyn karaan oo keliya xilliga qada iyo wakhtiyada ey firaaqada yihiin oo keliya.

Isha: Ekot

                                                    kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".