Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay nawaaxiga Kronåsen ee Sollentuna. Daaqadaha iyo albaabada in la xirto ayaa la is fareyaa.

Qiimaha Aqallada lagu Nasto oo Kor u Kacay

La daabacay tisdag 24 april 2012 kl 11.00
Aqallada lagu nasto. Sawirle: Hasse Holmberg/Scanpix.

Shantii sannadood ee ugu dambeeyey ayey kor u kaceen 20% qiimaha aqallada lagu nasto ee dalka. Qiimaha ugu sareeya ee aqalladaa ayaa kor u kacey nawaaxiga Gotland iyo carriga Dalarna, sida ku cad tira-koob laga sameeyey dillaallada uuna soo saaray xafiiska ra'sumaalka aan guurin.

Nawaaxiga Gotland ayey qiimuhu kor u kaceen 87% shantii sannadood ee ugu dambeeyey, halka carriga Dalarna ey kor u kaceen 10%. Iyadoona is barbar-dhig lagu sameeyey iibsiga guryaha nasiinnada ee abriil 2011 - maarso 2012 iyo isla bilahaa ee sannadihii 2006 - 2007

Isha: Ekonomiekot

                                                           kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".