Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Khatarta ey Leeyihiin Goobaha ey Dhallaanku ku Cayaaraan

La daabacay tisdag 24 april 2012 kl 13.45

Tobankiiba mid goobaha dhallaanku ku cayaaraan ayaa lagu soo waramayaa iney ka jiraan khatar ah in dhallaanku ey ku sugan yihiin halis ah in ama uu madaxu dhaawac kaga gaaro ama ey ku ceejismaan.

Sidaa waxaa qoray war-geeys xilliyeedka Hem & Hyra oo baaritaan ku sameeyay kun goobeed oo loogu tala-galey iney dhallaanku ku ciyaaraan ee shirkadaha guryuhu dhiseen ee gobolka. Tiro ku dhow gebi ahaan ayaa la sumadeeyey iney wax ka khaldan yihiin, waana mid hayadda macaamiishu u aragto halis.
Shirkado badan ee guryaha dhisa ayaa sheegey iney dib wax uga qabteen dhaleecooyinka loo soo jeediyey, sida uu qoray Hem & Hyra.

                                                        kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".