Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Qabrigii Boqorkii Magnus Ladulås oo la Helay

La daabacay tisdag 24 april 2012 kl 15.00
Sawirle: Bertil Ericson/Scanpix.

Goob ka mid ah sagxadda kaniisadda Riddarholme e magaalada Istockholm ayaa laga helay derbi xilli hore la dhisay ayaa la maleeynayaa inuu yahay qabrigii boqor xilli sii horeeyay dalka u talin jiray.

Derbiga gadaashiisa ayaa sakxad ku taala la filayaa inuu yahay xabaashii shakhsi muhiim ah ee asal raac leh. Iyadoona la filayo inay tahay xabaal boqorkii Magnus Birgersson, mararka qaarkoodna lagu magacaabi jirey Ladulås.

Dhowr jeer ayey cilmi-baareyaasha wax ka baara taariikhdu (arkiyoolog) ku hungoobeen halka uu ku aasan yahay Birger jarl wiilkiisii oo geeriyooday sannadkii 1290.

Isha: Källa: TT

                                                   kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".