Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Gacanyarihii Hore ee Xisbiga M oo Jaga Cusub loo Magacaabay

La daabacay tisdag 24 april 2012 kl 17.35
Sofia Arkelsten. Sawirle: Bertil Ericson/Scanpix.

Gacan-yarihii xisbiga Mudaraatka ee jagada dhowaantan iska casishay ayaa la soo jeediyey in loo magacaabo gudoomiyaha guddi-hoosaadka arrimmaha dibadda ee baarlamanka, jagadaasina oo ay baneeysay Karin Enström oo loo magacaabey wasiirka difaaca oo uu baneeyay wasiirkii hore ee Sten Tolgfors.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".