Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Ardeyda barata kalkaalinimada oo mudaharaadey

La daabacay torsdag 26 april 2012 kl 15.11
Ardeyda kalkaalinimada barta oo cabanaya
(3:56 min)
Foto: Tomas Groop/Sveriges Radio

Maalintii talaadada ahayd ardey badan oo barata kalkaalinimada caafimaadka ayaa wadanka oo dhan ka dhigtay mudaharad.

Ardeydaan ayaa ka cabanaysa mushaarka ay shaqada caafimaadka ku bilaabaan oo ah sida ay sheegen ah mid aad u hooseeya.

Saas derteed ayey bilaabeen dhaqdhaqaaq ay ugu magac dareen "awood in aad diidid mushaarka kayar 24 000".

Waxayna qabaan in ardeyda kaalkaaliyaasha ee ka soo qalin jabiya jaamacadaha ay iska diidaan shaqooyinka bixiya mushaar ka hooseeya 24 000 bishii.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".