Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dadka Qaba Cudurrada Maskaxda oo aan Daryeel Helin

La daabacay fredag 27 april 2012 kl 09.44
Lars-Erik Holm,agaasimaha guud. Sawirle: Fredrik Sandberg/Scanpix

War-bixin ay soo saartay hayadda hoggaanka bulshada ayaa ku dhaleeceeysay xarummaha daryeelka in aaney siin taageeradii ey u baahnaayeen (xaqa u lahaayeen) dadyowga qaba cudurrada maskaxda). War-bixintaasina oo maanta oo jimce ah gacanta loo gelin doono dawladda. 34 ka mid ah 100-ka degmo ee kor-meerka lagu sameeyey ayaan bukaankaa hoy u hayn.

- Waxaa noo muuqatay in aanay howshaasi u socon si habsami leh. Qaar badan ee ka mid ah dadyowga maskaxda ka xanuunsan ayaa ku dhaqan hoy aad moodo goobo adeegyo oo aaney wax xiriir ah cidna la laheyn. Waxaa la is weeydiin karaa inay jirto cid is jeclaan lahayd inay ku noolaato qol yar ee aan lahayn musqul iyo kushin u gaar ah ee cunnada lagu karsado, Sida uu sheegay Erik Holm agaasimaha guud ee hayadda hoggaanka bulshada.

                                                    kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".