Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Maalinta Xaaladda Bayada Goobaha Shaqada

La daabacay fredag 27 april 2012 kl 10.30
Goob shaqo. Sawirle: Tomas Oneborg/Scanpix.

Hayadda bayadda shaqada oo war-bixin ay maanta soo saartay ku adkeeysay carrabka waxa ay ugu magac-dartay "cimilada wanaagsan ee bayada shaqada iyo saansaanteeda" ay xoogga ku saartay tusaalooyin iyo war-bixinno la xiriira goobaha bayada goobaha shaqada iyo sidii looga abuuri lahaa bayad wanaagsan.

Magnus Svartengren, ahna khabiir dhanka caafimaadka ee bayadda shaqada kana howl-gala hayadda ayaa sheegay in lala wada socdo in goobaha shaqada lagu xanuunsan karo, dhaawacyana ka soo gaari karaan shaqaalaha. Hase yeeshee war-bixintan waxa ku cusubi tahay: Ogaanshaha la ogsoon yahay sababteeda goob shaqo oo shaqaalaheedu muddo dheer ku caafimaad qabaan?.

                                                       kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".