Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

La Dagaalanka Burcad Badeedda ee Mariineeska

La daabacay fredag 27 april 2012 kl 13.23
Iswiidhen oo isku diyaarineeysa la dagaalanka burcad badeedda
(1:51 min)
Cabdirisak Waaberi, xil-dhibaan. Sawirle: Lars Pehrson / SvD / SCANPIX

Dawladda ayaa si cad ugu baaqday ciidanka xuduudaha mariineeska sidii ey qeyb uga noqon lahaayeen ciidammada ku howl-gala la dagaalanka burcad-badeedda ee xeebaha Soomaaliya.
Cabdirisaaq Waaberi waa xil-dhibaan xisbiga Mudaraatka u matala baarlamanka iyo xubin-suge guddi-hoosaadka difaaca ee baarlamanka:

Go'aanka howl-galka ayaa iminka la yaala maamulka ilaalada xeebaha, halka sidoo kale uu madaxa-waaxeed Fredrik Lindblom sheegay isaga oo u waramaya idaacadda Iswiidhen laanta Blekinge in dawladda ay middaa ka go'an tahay si go'aankaa looga noqdana ay tahay mid adag.

Ciidanka ilaalada xeebaha ayaa howsha la dagaalanka burcad-badeedda ee xeebaha Soomaaliya horey qeyb uga ahaa sannadkii 2010.

                                                  kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".