Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Danjiraha Ukrain oo loo yeeray

La daabacay måndag 30 april 2012 kl 12.35
Sawiro muujinaya in jirdil loo geystay ra'iisalwasaarihii hore ee Ukrain Julia Tymosjenko oo la faafiyey. Foto: Sergei Chuzavkov/Scanpix

Danjiraha dalka Ukrian wakiilka uga ah Sweden ayaa looga yeeray wasaarada arimha dibadda dalkaan si uu sharaxaad uga bixiyo wasiro muujinaya in jirdil loogu geystay xabsiga ay ku jirto ra'iisalwasaarihii hore ee dalka Ukrain Julia Tymosjenko.

Wasiirka arimaha dibadda Sweden Carl Bilt ayaa telefishanka la yiraahdo Tv.4 u sheegay in ay arki doonan in Ukraian ay macluumad ka bixiso sawaradaas iyo in kale, lakiin waxa uu sheegay in ay mahiim tahay in arintaan la soo shaaxbixiyo oo laga wada hadlo.

Julia Tymossjenko ayaa 2011 lagu xukumay tadobo-sanno oo xarig ka dib markii lagu soo oogay denbi ah in ay sixun u adeegsatay awooda dowligaa, markii Ukraina la saxiixanaysay heshiis dhanka gaaska ah dalka deriska la ah ee russia

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".