Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Haweenaydii degmada Sigtuna ee laysay ilmaheeda oo la masaafurinayo

La daabacay måndag 30 april 2012 kl 13.22

Haweenaydii ku noolayd degmada Sigtuna ee lagu xukumay in lagu xiro hosbitaalka waalida ka dib markii ay qudha ka jartay labi cunug oo ay dhashay ayaa dalka laga masaafurinayaa marka ay dhamaysto cinqaabta lagu xukumay.

Haweenayda ayaa racfaan ka qaadatay xukunka ah in dalka laga masaafuriyo marka ay cinqaabta dhamaysato, waxa ayna sheegtay in loo hanjabay ka dib markii ay dishay ilmaheeda ayna nolasheeda qatar galayso hadii dalkeeda dib loohu celiyo, sida ay werisay idaacada p4 Stockholm iyo Uppland.

Lakiin makamada dhexe ayaa meelmarisay go'aanka maxkamda hoose ee ah in haweenaydaan la masaafuriyo markay dhamaysato cinqaabta.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".