Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Maalintii ugu deybeysay ee celinta cadeemaha dhaqliga

La daabacay onsdag 2 maj 2012 kl 11.22
Foto: Anders Wiklund/Scanpix.

Maantay waa maalintii ugu denbeysay ee qofka laga rabo in uu celiyo cadeemaymaha daqliga. Calay sadexdii habeynimo ayaa 4,4 malyan oo qof ay celisay cadeemayamaha daqliga ayaga oo isticaamlaya internetka.

Taas oo dheer nus malyan qof marka loo barbardhigo waqtigaan oo kale sannadkii hore.

Hadii celinta cadeymaha daqliga laga la soo daaho waqtiga loogu tala galay oo ah labada bisha maj, waxaa qofka lagu ganaaxayaa in uu bixiyo lacag dheerqad ah. Hadii uu qofku ladaaho celinta cadeymaha dhaqliga mudo dhan sadex bilood waxa uu qofka bixinayaa ganaax ah 1 000 koron.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".