Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Heerka Tacliinta Iskuullada oo kala Sareeya

La daabacay torsdag 3 maj 2012 kl 09.47

Farqiga xaaladda iskuullada ayaa aad u sii ballaaranaya, sida uu sheegay ururka daladda macallimiinta, middaasina lagu ogaaday tirakoob ay hayadda SCB u sameeysay ururka.
Sannooyinkii u dhexeeyey 1999 iyo 2011 ayay kor u kaceen 30% farqiga u dhexeeya iskuullada ey ardeyda dhigataa ku helaan shahaadooyin sareeya iyo ardeyda shahaadooyinka hooseeya ku hesha maadooyinka.

Sidoo kale wuxuu farqi ballaaran u dhexeeyaa degmooyinka ey ku yaalaan iskuullada dhallaanku dhigtaan. Iyadoona uu uruka dalladda ururrada macallimiintu soo jeediyay inay dawladdu masuuliyadda middaa ka saaran ee tayada tacliineed ee dhallaanka ka soo dhallaasho. Iyo sidii dhaqaale dheeriya loo geelin lahaa goobaha wax-barasho ee dhallaanka liitaa dhigtaan iyo dhallaanka dalka ku cusub.

                                                    kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".