Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Greenpeace oo Weerartay Markab

La daabacay torsdag 3 maj 2012 kl 10.45
Halmayaal katirsan Greenpeace oo fuulay baraf jabiyaha Nordica. Foto: Greenpeace

Halgamayaal ka tirsan ururka bay'ada Greenpeace ayaa saakay subixi banaan bax ku weeraray markabka baraf jabiya ee Nordica oo laga lee yahay dalk filand, asaga oo maraya koonfurta jaziiradda Öland.

Labo markab oo la yiraahdo Nordica, ahna baraf jabiyaal ayaa ku siijeeda dhulka baraflaha ah ee Arktis kuwaas oo gacan siindoona shirkada batroolka ee Sheel oo xagaagaan ka bilaabaysa Arktis shidaal qodis.

Waa markii labaad isla asbuucaan oo ay halgamayaasha Grenpeace isku dayaan in ay horistaagaan maraakiibtaas.

Greenpeace waxay aad u diidantahay in shidaal laga qodo dulka nogul ee Arktis, waxayna ku eedeeyeen dowladda Sweden oo ka mid gudiga katalo bixiya amuuraha Arktis, in aysan isku taxluujin hortagida in shidaal laga qodo Arktis.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".