Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Booliska oo Howlgal Sameeyey

La daabacay torsdag 3 maj 2012 kl 12.13
Booliska Sundsvall. Foto. Christer Suneson

12 ka mid hay'adaha booliiska wadankaan ayaa saakay sameeyey howlgal ka dhan ah sawarida anshax xumadaa ee dhalaanka lagu la kaco.

Gobalka Ångermanland ayaa lagu qabtay nin 28-sanno jir ah oo ay booliisku la yeesheen waraysiyo, kaas oo lagu tuhmayo in uu internetka galshay waxyaabo anshax xumo ah oo lagu sameeyey caruur, sida ay baahisay P4 Västernorrland.

Ninka ayaa lasiidaayey kadib waraysigii lala yeeshay, lakiin booliska ayaa hada baaraya kombiyuuterkiisa.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".