Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Daryeelka guud ee Täby oo mesha ka baxay

La daabacay fredag 4 maj 2012 kl 11.20
En kommun kan aldrig tvinga ett privat företag att ge en viss lön eller skriva på ett kollektivavtal för hemtjänstpersonalen. Bild: Janerik Henriksson / Scanpix

Xagaagan degmada Täby ayaa noqonaysa degmadii labaad ee Stockholm ee laga bixiyo daryeel waayeel oo privat ah ka dib markii daryeelkii guud ee dadka waayeelkaa ee ay degmado bixin jirtay la soo gudboonaatey dhaqaale xumo.

 Degmada Nacka oo ku tal konfurta Stockholm ayaa ayadu gebi ahaan meesha ka saartay daryeelkii guud ee waayeelka, waxaana lagu wareejiyey shirkada qaas loo leeyahay.

Degmada Täby sidoo kale shirkado qaas loo leeyahay ku wareejinaysaa waxbarasha dadyowga waaweyn.

Lief Gripestam oo ka mid ah xisbiga Moderadka ahna gudoomiyaha degmada Täby ayaa asagu wax dhib ah u arkinin in ay meesha ka baxdo adeegyada guud ee ay degmadiisu bxin jirta. Waxana uuna taa ku micneeyey hadafka ah in dadka degmada dortaan halka ay ka helayaan adeega guud oo aysan ahay musuuliyada siyaasiinta in ay u dooran adeega reer Täby.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".