Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Soshiyaaldemokaratiga oo taageeradiisu korortay

La daabacay fredag 4 maj 2012 kl 11.38
S-ledaren Stefan Löfven tågade och talade i Göteborg på första maj. Foto: Adam Ihse/Scanpix.

Aragti aruurin ayaa muujinaysa in xisbiga mocaaradkaa ee Soshiyaaldemokratiga in uu horay u socdo dhanka tageerada codbixiyaasha.

Aragti aruurintii ugu denbaysay oo ay sameeyeen waygeyska Expressen iyo shirkada afkaarta aruurisa ee Demo ayaa muujinaya in xisbiga uu hada haysta tageerada codbixiyaasha Boqolkii 35,5, taas oo ah korniimo ku darsantay xisbiga ilaa bishii abril gudaheeda 1,4 procenti.

Hadii laga duulo tirada hada la soobandhigay oo maantay doorasho la aadi lahaa waxay taas ka micno noqonaysaa in xisbiyada mocaardkaa ee laysku yiraahdo Rödgrön ay heli lahaayeen codbixin ah boqolkii 51,4. Xisbiyada dowlad wadaagaa ee Alliansen ayaa heli lahaa boqolkii 43 keliya taas oo ka micno ah in ay xukunka waayi lahaayeen.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".