Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Kulan ay wasiirada dhaqanka ka qayb galaysay oo la arbushay

La daabacay fredag 4 maj 2012 kl 15.23
Mudaharad ka dhan ah wasiirka dhaqanka
(2:52 min)
Shalay gelinkii danbe labaatameeyo qof ayaa xoog ku galay kulan ay ka qayb gelaysay wasiirada dhaqanka Lena Adelssohn Lilljerott. Foto Warsame Elmi

Shalay gelinkiidanbe labaatameeyo qof ayaa xoog ku galay kulan ay ka qayb gelaysay wasiirada dhaqanka Lena Adelssohn Lilljerott. Koxdaan ayaa watay Megafone waxa ayna ku qaylinayey in wasiiradu ay iscashisho. Ayagoo midaa u sababeynayey in wasiirado ay horay uga qaybgashay kulan cunsurinimo ah oo ay ula jeedeen fadeexadii dolsha ee caanka caalamka ka noqotay.

Fiiro gaar ah

waxaan isku daynay wax ka weydiina arintaan warsiirka iyo hay'ada nadnad sugida ee Säpo lakiin ka gaabsadeen in ay arintaan ka hadlaan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".