Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay nawaaxiga Kronåsen ee Sollentuna. Daaqadaha iyo albaabada in la xirto ayaa la is fareyaa.

Carwo Dhaqan oo ka Furantay Göteborg

La daabacay fredag 4 maj 2012 kl 17.38
Carwada buugagta iyo dhaqanka soomaalida
(11 min)
Sawirle: Jessica Gow / SCANPIX /

Sagaalkii aroornimo ee saaka ayaa magaalada Göteborg ay ka furantay carwo lagu soo bandhiayo buugagta iyo dhaqanka soomaalida, midaasina oo socon doonta laba maalmood. Cabdullaahi Axmad, oo aannu khadka telefoonka kula xiriirnay isaga oo ku sugan magaalada Göteborg, wuxuu ka mid yahay abaabuleyaasha carwadan buugagta iyo dhaqanka soomaalida ee socon doonta labada maalmood:

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".