Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Malmö Dil

Gabadh xalay lagu dilay Malmö

La daabacay måndag 7 maj 2012 kl 15.42
Sawirle: Scanpix.

Xalay ayaa bileyska magaalada Malmö baabuur ka dhex heleen haweenay mayd ah.

Gabadhan ay bileysku heleen ayaan ilaa hadda la cadayn qofka ay tahay, balse bileyska magaalada Malmö ayaa rajaynaya in ay ogyiihiin qofka ka dambeeyey dilka gabadhan.

Baabuurka laga helay haweenaydan meydkeeda ayaa waxa iska leh nin jira 44 sanno oo la filayo in u xidhiidh la lahaa haweeynadan. Ninkaas ayaa loo tuhunsanyey in u ka dambeeyay dilka haweeynadan.

Inta rasaas ah ee la isticmaalay ma rabaan in ay bileysku sheegaan wakhtigan xaadiirka ah.

Gabadhan ayaa baabuurka ku dhex jirtay marka la toogtay. balse waxyaabo kale oo intaas dhaafsiisan ma rabo in bileyska magaalada Malmö wakhtigan xaadirka ah sheegaan.

Isha: P4 SR Malmöhus, TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".