Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Dilalkii Malmö

Cadaymaha lagu hayo Peter Mangs

La daabacay måndag 7 maj 2012 kl 15.55
1 av 4
Anders Lindell oo bileyska u qaabilsan xidhiidka macluumaadka ayaa tusaya maskaxda macluumadka lagu qaato oo laga helay guriga ninkan dilalka loo haysto.
2 av 4
mid ka mida hubka la tuhunsanyey in uu dilalka iyo isku day dilba u isticmaalay ninkan la tuhunsanyey in dad laayey, halka uu qaarna ka dhaawacay.. Sawirle: Polisen
3 av 4
War saxaafadeed ay maanta qabteen bileyska magaalada Malmö oo ay kaga jawaabayeen arrimaha la xidhiidha ninkan dilalka loo haysto.Solveig Wollstad, oo ah haweeynada bartanka ku jirta ayaa ka jawaabtay suaalaha la xidhiidha maxkamada. Sawirle: Aida Akrawi/SR Malmöhus
4 av 4
Mid ka mida hubka la tuhunsanyey in u isticmaalay qaar ka mida dilalka loo tuhunsanyey ninkan.: baastooladan ayaa lagu magacaabaa Glock nooca 9 millimeters kaliber. Foto: Polisen
Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".