Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dalabka Deyn ka nadiifinta oo Kordhay

La daabacay fredag 20 juli 2012 kl 11.57

Dadka dalbada deyn ka nadiifin ee af-iswedhishka lagu dhaho "Skuldsanering" ayaa aad u kordhay sannadyadii ugu danbeeyey. Sidaas waxaa sheegay Lena Bäcker oo ah madaxa Kronofogden.

- Qaybtii hore sannadkaan dadka dalbanaya skuldsaneringa waxay korortay boqolkii 25 ayey tiri

Sannadkaan keliya sida ay krofogden sheegtay waxaa soo gaaray 4887 dalab, halka sannadkii hore hadahaan oo kale ay ahayd 3936 dalab. Kordhiimada ayaa loo eedeynayaa hos u dhaca ku yemid dhaqaalaha iyo aqoon loo yeeshay arintaan iyo isbadel lagu sameeyey sharuucda sannadkii hore oo oranaysa in deynta da'deeda aysan saamayn ku yeelan dalabka qofka.

Kordhitaanka dalabka ayaa ku qasbay kronofogden in ay shaqaalo badan arintaan u xilsaarto si dalabyada dhaqso wax looga qabto, ayey tir Lena Bäcker.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".