Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dadka oo ku Daalay Su'aalaha Hay'adaha dowliga

La daabacay fredag 20 juli 2012 kl 16.07
Exempel på formulär från SCB

Dadka Sweden ayaa ku daalay in ay ka jawaabaan su'aalaha ay hay'daha dowligaa soo weydiiyaan. Arintaan ayaa laga cabsi qabaa in dhasho natiijo aan sax ahayn markii tirokoob iyo baritaan ay sameenayaan hay'adaha dowligaa.

Dadka aan ka jawaabin tirokobka baritaanada hay'ada dowligaa ayaa aad u kordhay. Xaafiiska dhexe ee tirokobka SCB oo ah hay'ad dowliya ayaa tusaale ahaan mar ay samaynaysay baritaan la xiriira shaqo la'aanta bishii may sannadkaan, waxaa aan ka jawaabin dad gaaraya boqolkii 28. Marka loo barbardhigo tadobadii sanno ee ugu danbeysay ayey tan ka micno tahay in ay korortay boqolkii toban, siday qortay wargeyska DN.

Xogta:ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".