Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Polisen

Khadka tilifoonada booliska oo waqti badan qaata marka la waco.

La daabacay tisdag 24 juli 2012 kl 12.46
FRA-spaningen har varit en huvudvärk för regeringen under flera år. Nu är tongångarna mer lågmälda, men det finns fortfarande kritik. Foto: Scanpix.

Inta la sugo ka dib marka la garaaco lambarka booliska ee sideeda gobol ee ugu dadka badan ee Iswiidhan ayaa qaadata waqti dheer iyada oo tusaale ahaan gobolka Göteborg xilliga xagaaga uu istcicmaalo hal khad tilifoon qeybiya ah iyada oo xilliga sugitaanka ee khadkaasi uu gaarayo ilaa iyo sideed daqiiqo, sida ay baahisay idaacadda P 4 Sjuhärad.

Hadafka golaha booliska qaranka ayaa ah in aysan ka badnaan daqiiqad ka hor inta aan laga jawaabin tilifoonada booliska ee la garaaco ee 90 boqolkiiba wicitaanada booliska.

Waqtiga sugida tilifoonada booliska ee laga hadlayo ayaan ku jirin qeybta deg deg ee waa tilifoonada caadiga ah keliya.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".