Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dumarka oo tartan feer ah kaga qeyb galaya Olombikada.

La daabacay fredag 27 juli 2012 kl 11.12
Sarah Persson Therese Fredriksson och Pernilla Gustavsson går lös på klubbens säckar. Foto: David Spånberger/Sveriges Radio.

Tartanka Olombikada ee caawa ka furmaya magaaladda London ayaa markii ugu horreysa waxaa ka qeyb qaadanaya dumar feeryahano ah oo ku loolami doono tartan feer ah iyada oo Iswiidhan ay ugu qeyb galeyso tartanka feeraha ee dumarka feeryahanada lagu magacaabo Anna Laurell.

Ciyaarahan Olombikada ee 2012 ayaa qabanqaabiyayaasha waxay ku tilmaamayaan kii loo wada sinaa marka laga hadlayo xagga ka qeyb galka qeybaha kala duwan tartamada ee ragga iyo dumarka.

Dalal ay ka mid yihiin Qatar, Brunei iyo Sacuudi Carabiya ayaa daqiiqadaha ugu dambeeyay soo bandhigay dumarka ugu qeyb galaya xagga feeraha iyada oo waddan walba uu keenay labo hablood hase yeeshee kuwa metala Sacuudiga ayaan ku nooleen waddankooda iyaga oo degan meel ka baxsan Sacuudiga.

U qabashada tartan feer oo dumarka ku loolamaan ciyaaraha Olombikada ayaa ka dhigeysa in dumarka marka ay u harsantahay in loo oggolaado hal ciyaar keliya oo ciyaar meel aad u sarreysa laga soo boodo..

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".