Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Busbus ka dilaacay xaafada Järna

La daabacay tisdag 31 juli 2012 kl 13.09
Liten pojke med kliande prickar av röda hund. Foto: Fredrik Sandberg/Scanpix.

Cudurka busbuska ee lagu yiraahdo af-isweedhiska röda hunda ayaa aad ugu faafay xaafada Järna ee magaalada Södertälje oo dad badan oo halkaas ku nool ay ka soo hor jeedaan talaalka. Sannadkaan gudihiisa waxaa cudurka u jiraday 47 qof sida ay sheegtay hay'ada ka hortaga cudurada faafa Smidskyds Stockholm. Bishii juli ayuu cudurka ku dhacay 12 qof taas oo ay hay'ada Smitskydds institutet klu tilmaamay dadkii ugu badanaa ee u jirada cudurkaa tan iyo sannadkii 1996.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".