Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Aron Modig oo laga soo daayey Kuba

La daabacay tisdag 31 juli 2012 kl 16.43
Aron Modig lyssnar på en översättare under presskonferensen i Havanna. Foto: Franklin Reyes/Scanpix.

Dowladda Kuba ayaa siidaysay shalay galab gudoomiyaha dhallinyarada ee xisbiga Kristdemokratiga Aron Modig. Kaas oo la qabtay kadib markuu galay shil uu ku geeriyooday nin mucaarad ku ahaa dowladda Kuba oo la oran jiray Oswaldo Payá. Modig ayaa lagu hayey isteeshinka Booliska inta ay ka socotay baaritaanka shilka. Maantay mar uu Modig soo dhiagay qoraal allada Twitterka ayuu sheegay in uu ku suganyahay ciida Yurub inkastoo ay ay wasrado arimaha dibada aysan ka warqabin halka uu kaga suganyahay Yurub.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".