Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Södertäljedom

Xabsi daa'in lagu xukumay hogaamiyehii burcadii Södertälje

La daabacay onsdag 1 augusti 2012 kl 15.30
Foto: Simon Paulin/ Scanpix

31- sanno jirkii loo haystay in uu yahay hogaamiyaha burcada Södertälje ayey maxkmada Södertälje ku xukuntay xabsi daa'in. Rag kale oo la eedeysanaana xambisyo dhaadheer ayaa lagu xukumay.

31-sanno jirka ayaa lagu helay sagaal faldenbiyeed oo kamid tahay ka danbeyn dil, afduub, hanjabaad sharci daro ah iyo qasab sharci dario ah. Waxa uuna xukunkiisa noqday xambisi daa'im. Sdioo kale nin ay kharaabo yahiin ahaana gacanta midig 31-sanno jirka ayaa asna lagu helay in uu gestay dil, gacana ka geystay labo dil oo kale. Waxaa lagu xukumay 12 sanno oo xarig ah.

Maxkmadan ayaa lagu tilmaamay in ay tahay tii ugu horaysay oo rag maffia ah Sweden maxkmad lagu soo istaajiyey. Ugu yaraan labaatan qof ayaa maxkamda la soo istaajiyey balse lix iyo toban kamid ah ayey maxkmado xukuno dhaadheer iyo kuwo gaagaaban isku jira ku riday. Xabsiga ugu yar ayaa ah hal-sanno iyo afar bilood oo xarig ah

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".