Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

dhibaatada lagu hayo dadka Transsexuellka ah oo cirka isku shareertay

La daabacay torsdag 2 augusti 2012 kl 10.06
Utklädda från topp till tå tågade människor i årets Pride parad. Foto: Bertil Ericson/Scanpix.

Waxaa batay dhibaatada iyo jir dilka loo geysto dadka transsexuellka, sidaas waxaa muujinaya baaritaan ay soo bandhigay ururka RFSL:s brottsjour. Inkastoo ay hoos u dhacday sannadooyinkaan danbe dacwooyinka loo gudbiyo booliska ee la xiriira falalka nacaybka ku dhisan ee loo geysta dadka homosexuellka ah ayaa hadana waxaa kordhay dacwooyinka faldanbiyeedyada nacaybka ah ee loo geysanayo transsexuellka. Dacwooyinka ayaa sannadkii 2010 ahaa 31 halka sannadkii 2011 ay gaartay 52 dacwooyinka ah nacaybka transsexuellka, sida laga soo xigtay Brå.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".