Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Shaqooyinka beeraha iyo jarista dhirta

La daabacay torsdag 2 augusti 2012 kl 14.05
warbixinta shaqaale yarida beeraha iyo keymaha
(3:47 min)
Rag ka shaqeynaya geeda jaris. Foto: Ola Andersson / Scanpix

In badan oo ka mid ah shirkadaha bixiya shaqooyinka beeraha iyo dhirta ayaa lagu waramayaa in ay qasab ku noqoto in ay shaqaale ka keensadaan dibeda iyada oo taasi sabab loogu dhigayo in dadka Iswidhishka aysan dooneyn in ay ka shaqeeyeen howlaha xagga beeraha iyo dhirta. Inakstoo warbixinta ay xooga asaartay xagga beeraha sida xanaaneynta xoolaha iyo beeraha ay ka soo go’aan wax yaabaha la cuno ayaa hadda waxaan ka marneen ka shaqeynta dhirta sida jarida geedaha. Dhinaca kale shaqaale la’aanta laga sheegayo qeybaha beeraha iyo keymaha ayaa soo baxeysa iyada oo ay dalka joogaan dadyow soogalooti ah oo ay heyso shaqo la’aan qaarkoodna qibrado ku aadan howlaha beeraha iyo dhirta kala yimid dalalka ay ka yimaadeen ama xitaa Iswiidhan ku qaatay waxabarasho ku saabsan beeraha iyo keymaha balse sidaasi oo ay tahayna hadda ah shaqo la’aan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".