Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Soomaali reer Iswedhen ah oo isku sharaxay madaxweynonimda Soomaaaliya

La daabacay torsdag 2 augusti 2012 kl 16.57
mahan wax la aqbali karo: Yassin Mahi Mallin
(6:05 min)
Yassin Mahi Mallin waxa uu u tartamayaa madaweynanimad Soomaaliya. Foto: Anna Bremer/Sveriges Radio.

Yassin Mahi Mallin oo katirsan gulaha degmada Katrineholm ayaa isku sharaxay xilka madweynanimada dalka Soomaaliya. Doorashada madaxweynanimo Soomaaliya ayaa la qorshanayaa in la qabto 20 bishaan augusti. Yassin Mahi Mallin ayaa siyaasada dalkaan Iswedhen ku soo jiray tan iyo sagaashamaadkii.

Yassin Mahi Mallin waxuu katirsan gulaha degmada Katrineholm, shalayto ayuu u doolay dalka Soomaliya si uu uga qayb-galo tartarka madaxtinimo ee dalklaas.

Doorashada madaxweynanimo ee Soomaaliya ayaa la qorshanayaa in la qabto 20 bisha augusti ee hada lagu jiro. '

Yassin Mahi Mallin oo siyaasada dalkaan Iswedhen wax badan ku soo dhex jiray ayaa aminsan in waayo aragnimada iyo fahamka siyaada uu ka dhaxlay dalkaan ay u sahlayso gudashada xilka haduu hanto.

 Kor ka dhageyso.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".