Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Digniin Muhiim ah : Warshad ku gubatey Örnsköldsvik ayaa qiic badani ka baxayaa ee dadka aagaas daganow ka taxadara.
Handeln tjänar på den regniga sommaren

Sommarka roobka waxuu u fiicanyahay ganacsiga

La daabacay fredag 3 augusti 2012 kl 11.36
Sida laga soo xigtay Handeln, roobka waxa uu u fiicanyahay ganacsiga. Foto: Scanpix.

Sommarkaan oo ahaa mid roob badan ayaa u diiday in ay dadku booqdaan xeebaha, laakiin roobka badan ayaa u faa'ideeyey ganacsiga gaar ahaan dukaan leyda. Gallariyada weyn ee magaalada Göteborg Gekås Ullared ayaa jabisay sommarkaan rekordka allab beecinta.

 Bilihii Juni iyo Juli ayey gallariyada looga gatay alaabo lacag dhan 800 oo milyon oo karon. Taas oo ah kobcitaan dhan boqolkii 8 procent marka loo fiiriyo alaabihii la gaday sommarkii hore xiligaas oo kale, sidaa waxaa sheegay maareeyaha Boris Lennahov.

-aad u faraxsanahay markay dad badan na soo booqdaan, in ka badan intii na soobooqatay sannadkii hore. Markay hawado halaysantahay dadka way adeegdaan, ayuu yeri.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".