Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Tågstopp

Isku scoodka tareenada gobalka Skåne oo istaagay

La daabacay fredag 3 augusti 2012 kl 13.11
Kumanaan Socoto ah oo ku xaniban istashinkatareenada ee Eslöv. foto: Johan Nilsson/Scanpix.

Ku dhawaad 3000 oo socoto ah ayaa la kulmay dib u dhacyo kadib markii fiilo go'an ay joojisay dhamaan isku socodka tareenmada inta u dhaxaysa Hässleholm iyo Höör xalay. 15 tareen ayey saamaysay arintaan sida ay SJ sheegtay, balse tareenka ayaa lagu badalay basas isga ay socotado racaan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".