Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Heshiiska Dublin iyo qoysaska Soomaalida Yurub

La daabacay fredag 3 augusti 2012 kl 15.00
Dublin iyo qoysaska soomalida
(4:52 min)

Waxaa jira qoysas ku kala xaniban qaarada Yurub dhexdeeda oo sharciga xagga diiwaan gelinta soogalootiga yimaada qaaradda Yurub ee loo yaqaan Dublin uu sabab u yahay in xubnaha qoysaska ay ku kala noolaadaan labo dal taasi oo micanaheedu yahay kala maqanaasho iyadoona ay xusid mudan tahay in caruurta yar yar ay xaq u leeyihiin in labadooda waalid la noolaadaan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".